Home arrow Siyaasadda | Somaliya arrow Dad ku Dhaawacmay Dagaalkii Muqdisho oo la Gaarsiiyay Isbitaalka Madiina
Unreported World Somalia 1
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:234
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 2
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:105
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 3
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:93
Date:22-09-2008
Somalia Now and Then
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:416
Date:07-09-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Jul 02 2008
Dad ku Dhaawacmay Dagaalkii Muqdisho oo la Gaarsiiyay Isbitaalka Madiina
Written by Ali Moallim   
Wednesday, 02 July 2008

Muqdidad dhaawac ah oo lasidoshu,(insidesomalia.org)-Isbitaalka Madiina oo ka mid ah Isbitaallada la geeyo dadka ku dhaawacma Dagaallada ka dhaca Magaalada Muqdisho ayaa waxaa la dhigay saacadihii la soo dhaafay dad tiradoodu gaareyso 18 ruux.

Agaasime ku xigeenka Isbitaalkaas Dr. Daahir Maxamed Maxamuud Daahir Dheere oo Saxaafada u waramayay ayaa sheegay in Isbitaalka la dhigay dad gaaraya 18 Ruux, kuwaasi oo dhamaantood qaba dhaawacyo rasaaseed iyo qaraxyo.

“Dadkaas oo tiradoodu gaareyso 18 Ruux waxay isugu jireen 8 Caruur ah iyo 10 Ruux oo Dad waa weyn ah, 8-da Caruurta ah mid ka mid ah Isbitaalka ayuu ku geeriyooday 7-dii soo hartayna mid mooyee 6-dii kale Isbitaalka waa laga saaray markii la daweeyay”ayuu yiri Daahir Dheere oo sheegay in Canuga Isbitaalka ku haray ee dhaawaca ahna uu dhaawaciisa yahay mid aan darneyn.

Dr. Daahir ayaa waxaa uu intaas ku daray in dadka la soo gaarsiiyo ay u sameeyaan gurmad deg deg ah iyo daweyn, wuxuuna xusay in ay haatan Isbitaalka ku jiraan dad badan oo dhaawacyo kala duwan qaba.

Dadkaas dhaawaca ah ee saacadihii la soo dhaafay la dhigay Isbitaalka Madiina ayaa waxay dhamaantood ku dhaawacmeen dagaal shalay gelinkii dambe ka dhacay Xaafado ka tirsan Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir, kaasi oo dhexmaray Ciidamada Dowladda Federaalka, kuwa Itoobiya iyo kuwa Amisom oo isku dhinac ah iyo Kooxo hubeysan oo ka soo horjeeday.




Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >